Petition updateDefend Our Territorial Sea; Stick to Law No. 37Maxkamadda Hague ayaa Waqti Go'an u Qabatay Bilowga Dhagaysiga Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya (Waqtigaas oo ah 13 July 2015 iyo 27 May 2016)

Somali Territorial Seas Defence InitiativeMogadishu, Somalia
Oct 18, 2014
Sidii caadada aheyd, SomaliTalk, waxaay qoraal warbixin iyo faallo xanbaarsan ka diyaarisay waqtiga loo qabtay bilowga dhaqeysiga dacwadda badda Soomaaliya. Qoraalka SomaliTalk halkaan ka aqriso http://somalitalk.com/badda/difaacid06.html
Warsaxaafadeedka Maxkamadda Addunka oo Af Ingiriis ah halkaan ka aqriso http://www.icj-cij.org/docket/files/161/18380.pdf
Copy link
WhatsApp
Facebook
Nextdoor
Email
X