Petition updateDefend Our Territorial Sea; Stick to Law No. 37Wiilka Kadhifaacay Kenya Inay Qabsato 39,000 KM oo Badda Soomaaliya ah

Somali Territorial Seas Defence InitiativeMogadishu, Somalia
Oct 13, 2014
Youtube video oo uu wiilkaan dhalinyarada ah u diyaariyey difaaca badda Soomaaliyeed halkaan ka daawo:
http://www.youtube.com/watch?v=tGi8eIFn18c
Waxaan markale ugu baaqeynaa dadweynaha Soomaaliyeed in ay difaaca badda u istaagaan. Si iskaa ah uga qeybqaado difaaca badda sida wiilka dhalinyarada ah. Waxa ugu horeyo oona ugu yar aad qaban kartidh waa adigoo saxiixa cabashadaan dadweyne, oona u gudbiya saaxiibadaa. Ka waran qof kasto haddii u ugu yaraan 10 saaxiibadiis ka soo saxiixo? Si iskaa ah isku abaabulo oo magaalo kasto aad joogtaan waxaad ka abuuri kartaan guddiyo difaaca badda oo diyaariyo banaanbaxyo iyo la xariir dowladda Soomaaliya, dowladaha/shirkadaha boobka ku ah badda Soomaaliyeed iyo maxkamadda addunka ee ICJ. Codkeena haa la maqlo.
Sirta guusha waa in aan fahamno khiyaanadaan qaran iyo isku abaabulno ka hortageeda: faham iyo ficil.
Warbixino dheeraad ah:
Block L13 oo ka mid ah dhulbadeedka Soomaaliyeed ee RAASKAMBONI oo aay Kenya hadda shiidaal ka qodaneyso.
http://somalitalk.com/2014/10/11/block-l13/
Isbahaysiga boobka: Xasanow, Noogee badda the Hague an ka qaadanee !!!!!
http://www.kismaayo24.com/2014/10/13/maqaal-isbahaysiga-boobka-xasanow-noogee-badda-the-hague-an-ka-qaadanee/
Copy link
WhatsApp
Facebook
Nextdoor
Email
X