Demand justice for Sihaam and end clan-based impunity

The Issue
We, the Somali people and global supporters of justice, come together to demand truth, accountability, and protection for all women and children in Somalia. This petition calls for justice for Siham, a seven-month pregnant mother of three whose brutal killing was wrongfully labeled a “natural death,” despite overwhelming visual evidence of violence. Her case is not just one tragedy it represents a systemic failure rooted in clan superiority, corruption, and the silencing of marginalized voices.
Somali Translation — Hordhac Annaga oo ah shacabka Soomaaliyeed iyo taageerayaasha cadaaladda ee dunida dacalladeeda ku kala nool, waxaan codsaneynaa run, isla xisaabtan, iyo ilaalinta haweenka iyo carruurta Soomaaliyeed. Baaqani wuxuu u taagan yahay cadaalad loo helo Siham, hooyo saddex carruur ah leh oo uur 7 bilood ah, oo si arxan darro ah loo dilay, haddana lagu sheegay “dabiici” iyadoo muuqaal cad oo muujinaya jirdil iyo gubasho la hayo. Kiiskeedu maaha oo keliya murugo qoys. Waa astaan muujinaysa nidaam ku dhisan takoorka qabiilka, musuqmaasuqa, iyo aamusinta dadka danyarta ah.
2️⃣ What Happened to Siham Siham suffered: Acid burns that peeled the first layer of her skin A fractured skull A broken nose Physical trauma indicating a violent assault Yet officials claimed she died naturally: a statement that contradicts reality, medical ethics, and humanity. We demand transparency and honesty, not cover-ups.
Somali Translation — Maxaa dhacay? Siham waxay la kulantay: Gubasho aysiidh oo ka qaadday lakabka koowaad ee maqaarka Jebinta lafta madaxa Sanka oo jabay Dhaawacyo muujinaya jirdil culus Si kastaba, waxaa lagu sheegay inay “si dabiici ah u dhimatay” taas oo ka hor imaanaysa xaqiiqda, anshaxa caafimaadka, iyo bani’aadantinimada. Waxaan dalbanaynaa run iyo hufnaan, ee ma aha daboolid.
3️⃣ Our Demands We call upon: The Puntland Government Federal Somali Government Human rights organizations International medical examiners Somali diaspora leaders to immediately: Open an independent investigation Conduct a new autopsy by certified forensic experts Arrest and charge all individuals involved Hold the hospital and officers accountable for evidence tampering Ensure safety for Siham’s family and witnesses
Somali Translation — Dalabkeenna Waxaan ugu baaqeynaa: Dowladda Puntland Dowladda Federaalka Soomaaliya Ururrada xuquuqul insaanka Khubaro caafimaad oo caalami ah Jaaliyadda Soomaaliyeed inay si degdeg ah u sameeyaan: Baaritaan madaxbannaan Dib loogu sameeyo baaritaan mayd oo khubaro caalami ah sameeyaan In la soo xiro oo maxkamad la soo taago cid kasta oo lug ku lahayd In isbitaalka iyo saraakiisha la xisaabtamo haddii ay caddeymo qariyeen In la ilaaliyo qoyska Siham iyo markhaatiyaasha
4️⃣ Beyond This Case: A Call for National Reform Siham’s case exposes a deeper issue: Clan superiority, unequal justice, and the lack of a true democratic system. We demand: Equal justice for all Somalis, regardless of clan Protection for women and children A future where every Somali citizen has One Person, One Vote This petition is not only for Siham it is for every Somali who has been silenced, oppressed, or dismissed because of tribal hierarchy.
Somali Translation Baaq Qaran Kiiska Siham wuxuu soo bandhigayaa arrin weyn oo qarsoon: Takoorka qabiilka, caddaalad la’aanta, iyo in Soomaaliya aysan lahayn nidaam dimuqraadiyad dhab ah. Waxaan dalbaneynaa: Caddaalad loo siman yahay dhammaan shacabka Ilaalinta haweenka iyo carruurta Mmustaqbal ay bulshadu leedahay cod qabta Hal Qof, Hal Cod maaha oo keliya Siham ee waa shacabka Soomaaliyeed oo dhan oo la xaqiray ama la aamusiyay.
We stand together to say: Justice will not be silenced. Women’s lives matter. Clan superiority must end. Somalia deserves a just system. Sign this petition to demand justice for Siham and to build a future where every Somali life is valued equally.
Somali Translation — Baaqii U Dambeeyay Waxaan wada leenahay: Cadaaladda lama aamusin karo. Nolosha haweenka qiimo ayay leedahay. Takoorka qabiilka waa inuu dhammaadaa. Soomaaliya waxay mudan tahay nidaam cadaalad ah. Fadlan saxiix baaqan si loo helo cadaalad loo siman yahay iyo mustaqbal wanaagsan oo Soomaali oo dhan ay ku faani karto 🇸🇴

242

Supporter Voices
Petition created on November 27, 2025