Petition updateDefend Our Territorial Sea; Stick to Law No. 37DFS oo ICJ u Gudbisay Dacwad ka Dhan ah Kenya…Maxaa Badda Soomaaliya Muran Loo Geliyey?
Somali Territorial Seas Defence InitiativeMogadishu, Somalia
Jul 15, 2015
Maxaa keenay in muran la galiyo badda Soomaaliya? Xal kale oo aan ahayn dacwad iyo wada hadalka ay Kenya doonayso sow ma jiro oo Soomaaliya baddeeda aan muran galinayn? Maxaa sabab u ah go’aanka khaldan ee ay qaadatay dowlada Soomaaliya? Natiijo caynkee ah ayaa la filan karaa? Kenya yaa gacan ka siinaya arrimahan? Su’aalahan si aad jawaab uga hesho, dhageyso Rashiid Qaasim oo ah Injineer Shahaadada Phd ka wata arrimaha Batroolka http://puntlandi.com/dhagayso-aqoonyahan-soomaaliyeed-oo-xassan-sheekh-ku-eedeeyay-inuu-muran-galiyay-badda-soomaaliyauuna-qaaday-wadadii-lagu-qaadan-lahaa/ Xog dheeri ah: 1. War Saxaafadeed Ka Soo Baxay DFS (Soomaali/English) http://somalitalk.com/2015/07/13/dfs-oo-hague-u-gudbisay-dacwad-ka-dhan-ah-kenya-kuna-saabsan-soohdinta-badda-ee-soomaaliya-iyo-kenya/ 2. Kenya Dismisses Somalia Suit in Border Dispute http://www.theeastafrican.co.ke/news/Kenya-dismisses-Somalia-suit-in-border-dispute/-/2558/2788434/-/11bylajz/-/index.html 3. Dhageyso Dood VOA Somali oo DFS Talooyin Muhiim ah Loo Soo Gudbiyey http://www.voasomali.com/content/somalia-kenya-maritime/2861361.html 4. 5 Arrimood Dartood Soomaaliya Dib-ha-uga Noqoto Dacwadda BADDA ee ICJ! http://horseedmedia.net/2015/07/15/5-arrimood-dartood-soomaaliya-dib-ha-uga-noqoto-dacwadda-badda-ee-icj/
Copy link
WhatsApp
Facebook
Nextdoor
Email
X