Ifraax gurigeeda haloo celiyo, General Gaafowna Ha is casilo.

The Issue
General Gaafoow oo ah hogaanka immigration-ka iyo jinsiyadda Somalia waxa uu xoog ku haystaa guriga Ifraax, sidaa daraadeed nin hanti gabadh soomaaliyeed bililiqo ku haysta mas'uul uma noqon Karo ummadda.
Hadaba ujeedada petitionkan ama bayaankan waa in shacabka soomaaliyeed ee xaqdarada neceb ay u code wayan in Ifraax gurigeeda loo celiyo, islamarkaana Gaafow uu iska casilo xilka uu hayo.
Waxan urunaynaa 1 Million oo saxiix.
Fadlan u codee caddaalada markaad daawato ama fiirsato Dulmiga dahsoon.

Nasir AliPetition Starter
This petition had 186 supporters

Petition Closed
Share this petition
The Decision Makers
President of Somalia
Petition Updates
Share this petition
Petition created on February 1, 2014