Qaadku wuxuu dilaaa danta dadka diinta iyo dalka waxaan codsaneeynaa in lajoojiyo

0 have signed. Let’s get to 1,000!


Akhriste ASC. 

Waxaa 8 feberaayo wadankeena Soomaaliya ka dhashay dowladii ay shacabku doonayeen, dowladaas oo halqabsigeedu ahaa ilaa hadana yahay Danta Dadka iyo Dalka.wuxuu kaloo Madaxweyne Farmaajo khudbadiisii noogu sheegay in dowladiisu dhagaysan doonto kana jawaabi doonto rabitaanka shacabka.

 

Hadabe Akhriste kheyr alaha kusiiyee ma igu raacsan tahay inuu qaadku yahay masiibo qaran ?

Walaal ma aamin santahay in dhaqaaleheenii lagu guranayo ?

Walaal ma dareensan tahay dhibaatada caafimaad daro ee dadkeena ku keeno qaadku ?

Walaal ma garoowsan tahay ineey qoysas badani ku dumeen qaadka awgii ?

Walaal ma igu raacsan tahay inuu curyaamiyey dhalinyaradii Soomaaliyeed ?

 

Hadii ay jawaabtaadu tahay HAA walaal saxiix codeyntaan kusocota dowlada federaalka oo lagu codsanayo in wax laga qabto dhibaatada qaadku ku hayo wadankeena.

 

Mahadsanid. 



Today: Abukar is counting on you

Abukar awale needs your help with “Somali government. : Qaadku wuxuu dilaaa danta dadka diinta iyo dalka waxaan codsaneeynaa in lajoojiyo”. Join Abukar and 724 supporters today.