Wado loogu magac daro wasiir Cabaas ( Halyey noloshiisa u huray badbaadinta rajada)

0 have signed. Let’s get to 1,000!


Si loo garab istaago ehelada wasiirkii ugu da'da yaraa Soomaaliya ee la dilay loona  dhiira geliyo dhallinyarada Soomaaliyeed inay kaalin ka geystaan dib-u-dhiska Soomaaliya, waxaan codsaneynaa in wadadii lagu dilay wasiir Cabaas Siraaje loogu magac daro marxmuumkaas si uu taariikhda Soomaaliya ugu biiro oo aan loo ilaabin, dhalinyarada u noqoto ku dayasho ( Role Model). Fadlan Riix Calaamada cas ee SIGN ku qoran si aad u saxiixdo.



Today: Sid Ali is counting on you

Sid Ali Baafo needs your help with “Somali Goverment: wado loogu magac daro wasiir Cabaas Siraaje”. Join Sid Ali and 573 supporters today.