Goboleysi (federalism) qaran la'aan baa laga dhaxlaye aan baabi'ino! Saxiix Codka Shacabka

Goboleysi (federalism) qaran la'aan baa laga dhaxlaye aan baabi'ino! Saxiix Codka Shacabka

0 have signed. Let’s get to 100!
At 100 signatures, this petition is more likely to be featured in recommendations!
Ismael Mohamed started this petition to Shacabka Soomaaliyeed, Dadka Soomaaliyeed, Dowladda Dhexe ee Soomaaliya

30 sano waxaan ku jirnaa jahawareer, dagaal iyo dabindaabyo aan dhamaad lahayn. Ummada Soomaaliyeed waxaa lagu marin habaabiyay dowlad goboleedyo gablamiyay dowladnimadii iyo qarankii dadku xaqqa u lahaa. Waxaa la soo gaaray xilligii annaku haddaanahay shacabka Soomaaliyeed aayaheena wadada saxdaa u xaari lahayn oo sixi lahayn waxa qarribay dalkeena. Saxiixidda codkaan shacabka waa tilaabadii koobaad ee sixitaanka iyo hagaajinta dalkeena dumay. Codkaaga ku dar oo sii faafi. Soomaaliya ha noolaato!

0 have signed. Let’s get to 100!
At 100 signatures, this petition is more likely to be featured in recommendations!